Salma xikmawi Telegram channel photo

Salma xikmawi

@salmaxikmawiPublic Channel

Kuso dhoowow bageka xikmadaha iyo dhirigelintaa🥰🥀🫀🥺✍ Xikmado iyo murtiba

216

Last views

1.9k (1,863 subscribers)
Membre
—
Rating
14
Total Posts
Aug 31, 2026, 2:17 AM
Mis à jour
May 9, 2026
Created
Stats

Vous consultez le contenu en français. Pour afficher le contenu dans d'autres langues, veuillez modifier la langue du site.

Channel Information

Channel Information
Channel NameSalma xikmawi
Username@salmaxikmawi
CategoryDéveloppement Personnel
Languagefrançais
CountryFrance
Membre1,863
Channel TypePublic Channel
Created9 mai 2026
Last Updated31 août 2026 • il y a 53 jours
StatusActive

Classement

Classement mondial
#88639+443
Classement par langue
#733Aucun changement
Classement par catégorie
#165+4

Croissance des abonnés

Total: 1.9K30 Days growth: +472.6%
07/2507/3008/0408/0908/1408/1908/23
Croissance des abonnés - 30 Days
DateSubscribers
25:07:20261,816
26:07:20261,816
27:07:20261,816
28:07:20261,816
29:07:20261,816
30:07:20261,816
31:07:20261,816
01:08:20261,816
02:08:20261,816
03:08:20261,816
04:08:20261,816
05:08:20261,816
06:08:20261,816
07:08:20261,816
08:08:20261,816
09:08:20261,816
10:08:20261,816
11:08:20261,816
12:08:20261,816
13:08:20261,816
14:08:20261,816
15:08:20261,816
16:08:20261,816
17:08:20261,816
18:08:20261,816
19:08:20261,816
20:08:20261,816
21:08:20261,816
22:08:20261,816
23:08:20261,863
Croissance des abonnés - Weekly
DateSubscribers
Week of 04:05:20261,884
Week of 11:05:20261,884
Week of 18:05:20261,884
Week of 25:05:20261,884
Week of 01:06:20261,884
Week of 08:06:20261,884
Week of 15:06:20261,884
Week of 22:06:20261,884
Week of 29:06:20261,884
Week of 06:07:20261,816
Week of 13:07:20261,816
Week of 20:07:20261,816
Week of 27:07:20261,816
Week of 03:08:20261,816
Week of 10:08:20261,816
Week of 17:08:20261,863
Croissance des abonnés - Monthly
DateSubscribers
May 20261,884
June 20261,884
July 20261,816
August 20261,863
Croissance des abonnés - Yearly
DateSubscribers
20261,863

Derniers articles

Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

18 mai 2026, 00:42

Photo
Ka taxaddar

Marka aad wax badan u qabato dadka, waxay bilaabaan inay jeclaadaan gacantaada ee ma jecla qalbigaaga
216007
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

18 mai 2026, 00:42

Photo
Waxaa jira maalmo aynaan hore u socon karin, balse weli si deggan ayaan isu diyaarin karnaa.
215005
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

18 mai 2026, 00:42

Photo
Daladda (umbrella) ma joojin karto roobka, balse waxay naga caawin kartaa inaan si kalsooni leh ugu istaagno roobka.

Kalsoonidu ma keento guul mar walba, balse waxay na siisaa awood aan kaga hortagno caqabad kasta oo nolosha ah.
220003
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

18 mai 2026, 00:42

Photo
📢 Ogeysiis Muhiim ah

Qiima dhimistii 50% ee aan ku sameynay Course Crypto Currency waxa ka haray kaliya 2 maalmood ⏳

Haddii aad dooneyso inaad ka faa’iideysato fursadan, nagala soo xiriir WhatsApp-kan hoose

👇👇👇👇👇👇👇👇



https://wa.me/252613000897
212000
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

18 mai 2026, 00:42

Photo
Ma tihid kaliya gof aan jeclahay waxaad tahay qof aan nolosha la wadaagi karo Qof aan mustaqbalka la arko qof aan
rabo inaan la qoro sheeko aan dhamaad lahayn Waxaan rabaa inaan kula qoslo kula ooyo kula noolaado ilaa waqtigu ama geeridu ina kala qaado.....❤️‍🩹🫂🫀💐💍💋🔐
194001
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

18 mai 2026, 00:42

Photo
Jacaylkan waa mid aan ku beerayno nolol ku abuureyno riyo kuna dhiseyno qoys Waa sheeko ay caruurteena mustaqbalka maqli donaan kana dhaxli donaan magac qurux badan midnimo iyo jacayl dhab ah. Waxay ogaan doonaan in waalidkoodu aysan ku kulmin kaliya jacayl balse ay ku midoobeen go'aan samir, iyo kalsooni ay isu hayeen......❤️‍🩹🫂🫀💐💍💋🔐

FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)

❤️ ㅤ  💬       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ
209002
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

18 mai 2026, 00:42

Photo
“Guushu ma aha furaha farxadda; farxaddu waa furaha guusha.” — Albert Schweitzer

“Ha ka cabsan inaad gaabis u socoto; ka cabso inaad istaagto.” — Confucius

“Waxaad noqotaa waxa aad si joogto ah u sameyso.” — Aristotle

“Guuldarradu waa fursad kale oo aad si ka wanaagsan u bilaabi karto.” — Henry Ford

“Mustaqbalka wuxuu u dhashaa kuwa aaminsan quruxda riyooyinkooda.” — Eleanor Roosevelt

“Haddii aad rabto inaad gaarto meel aadan waligaa gaarin, waa inaad sameysaa wax aadan waligaa sameyn.” — Thomas Jefferson

“Dadaalka maanta waa nasashada berri.” — Abraham Lincoln

“Ha sugin fursad, samee fursad.” — George Bernard Shaw
197000
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

18 mai 2026, 00:42

Photo
Isku filnaasho buuxda waa in qofku awoodo inuu noloshiisa maareeyo—dhaqaale, maskax, iyo xirfad ahaan—iyadoo aan si buuxda loogu tiirsanayn dadka kale.
Qodobo muhiim ah oo lagu gaari karo:
Aqoon & xirfad barasho
Baro xirfado suuqa looga baahan yahay (tusaale: ganacsi, technology, ama farsamo gacmeed). Xirfaddu waa furaha madax-bannaanida.
Maareynta dhaqaalaha
Dakhligaaga qorshee, kaydso lacag, kana fogow kharash aan muhiim ahayn. Hadaf dhaqaale yeelo.
Maskax adag (Mindset)
Isku kalsooni yeelo, dulqaadna muuji. Ka gudub caqabadaha adigoo aan quusan.
Caafimaad ilaalin
Jirka iyo maskaxda caafimaadkooda waa saldhig. Cunto wanaagsan, jimicsi, iyo hurdo kugu filan.
Go’aan qaadasho
Baro sida aad go’aan sax ah u qaadan lahayd adigoon dadka kale ku tiirsanaan mar kasta.
Waqti maamul
Waqtigaaga si fiican u qorshee—waqti lumis waa cadawga horumarka.
Gunaanad:
Isku filnaasho buuxda ma timaado hal maalin, waa safar u baahan dadaal joogto ah, barasho, iyo dulqaad. Qofkii isku kalsoonaada oo dadaala, wuu gaari karaa.
195000
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

18 mai 2026, 00:42

Photo
Haddii aan eray kasta oo afkayga kasoo baxaya aan kuu sheego jacaylkaan kuu qabo ma gaari karo giyaasta jacaylka qalbigayga ka buuxa marka aan adiga kaa fikiro Waxaad tahay fikir aan marna iga dhammaan riyo aan hurdada ku arko iyo mid aan anigoo soo jeeda ku dhex noolaado Marka aan ku ag joogo dunidu way aamustaa cod kasta wuu baaba'aa' qalbigayguna hal hees oo kaliya ayuu tumaa taas oo magacagu ku qoranyahay..
.....❤️‍🩹🫂🫀💐💍💋🔐

FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)

❤️ ㅤ  💬       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ
161000
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

09 mai 2026, 04:55

Photo
Walaalayaal qaali ah 🤍
Aan carrabkeenna ku nooleyno xuska Allah maxaa yeelay qalbiga waxa dejinaya waa xuska Allah.
أستغفرُ الله 🤍
سبحان الله ✨
الحمد لله ❤️
لا إله إلا الله 💙
الله أكبر 🤍
Kuwani waa ereyo yar oo fudud, balse ajarkoodu aad buu u weyn yahay. Aan ku dadaalno xuska Allah mar kasta iyo meel kasta Allah ha inaga dhigo kuwa carrabkoodu ku qoyan yahay xuskiisa. Aamiin,insha Allah🤲🤍

FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)

❤️ ㅤ  💬       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ
165001
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

09 mai 2026, 04:55

Photo
jacaylkaygu kuma eka ereyo qurux badan oo la yiraahdo mana aha sheeko cusub oo dhamaadkeedu dhowyahay Waa dareen goto dheer oo ku dhex milmay dhiigayga lafahayga iyo neefta aan qaato Markaan kaa fikiro galbigaygu wuu gariiraa waayo adiga ayaa ah gofka kaliya ee ka dhigay noloshayda mid macno yeelata Xitaa marka aduunku igu adkaado xusuustaada ayaa ii nogota xoog aan ku sii noolaado......❤️‍🩹🫂🫀💐💍💋🔐

FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)

❤️ ㅤ  💬       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ
178001
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

09 mai 2026, 04:55

Photo
1 koorso iibso 1 koorso free ah ku darso


Course aan bixino waxa kamid ah:
Course AI (waxaa la socda Course Vio3 free ah) ✅️
English ✅
Crypto Currency ✅
Forex ✅
Dropshipping ✅
Graphic Design ✅
Photoshop ✅
Alibaba ✅️
Shein ✅️

CapCut ✅ & Premiere Pro ✅
Graphic & Photoshop ✅


Nagala soo xiriir WhatsApp-kan


👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼



https://wa.me/252613000897
174000
Salma xikmawi logo
Salma xikmawi

09 mai 2026, 04:55

Photo
Jacaylka aan kuu qabo ma aha oo kaliya dareen ku kooban maanta ee waa rajo mustaqbal oo qurux badan Waa qorshe nololeed waa riyo aan doonayo inaan kula wadaago waa safar aan ku hamiyo inaan kula maro Waxaan doonayaa inaan arko farxadaada subax kasta oo aad indhaha kala qaado waxaan raba inaan dhagaysto qosolkaaga waxaan rabaa inaan garab kugu yeesho marka ay noloshu adkaato,.......❤️‍🩹🫂🫀💐💍💋🔐
170003

Showing 14 of 14 posts

Note

Connexion requise

Frequently Asked Questions

De quoi parle le canal Telegram Salma xikmawi ?+

Salma xikmawi (@salmaxikmawi) est un canal Telegram classé dans Développement Personnel sur tgdio. Classement, notes, avis et publications récentes pour décider avant de vous abonner. Il compte actuellement environ 1 863 abonnés sur tgdio.

Comment rejoindre Salma xikmawi (@salmaxikmawi) sur Telegram ?+

Ouvrez le profil sur tgdio, puis utilisez Join / Open in Telegram pour aller sur @salmaxikmawi et vous abonner gratuitement.

Salma xikmawi est-il un bon canal Développement Personnel ?+

Sur tgdio, consultez la note, les avis, le classement et les publications de Salma xikmawi avant de rejoindre. Il compte actuellement environ 1 863 abonnés sur tgdio. Comparez avec d’autres canaux Développement Personnel.

Où voir les stats et publications de Salma xikmawi ?+

Sur tgdio, ouvrez la page @salmaxikmawi pour les stats abonnés, classement, notes et publications. Le lien Stats montre la croissance.